Dadka Shiinaha oo looga digay in ay taabtaan dadka Ajaaniibta iyo Carro ka dhalatay

Dowladda Shiinaha ayaa uga digtay muwaadiniintooda in ay taabtaan ama la fal galaan dadka ajaaniibta ah ee kunool gudaha Shiinaha, kaddib markii dalkaasi laga diiwaangeliyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka furuq-daanyeerka. Madaxa ka hortagga cudurrada faafa ee dalka Shiinaha, Wu Zunyou, ayaa qoraal uu soo saaray ku xaqiijiyay in la diiwaangeliyay kiiskii ugu horeeyay ee … Continue reading Dadka Shiinaha oo looga digay in ay taabtaan dadka Ajaaniibta iyo Carro ka dhalatay